Akhriso: Guulaha iyo gebidhaca siyaasadda Farmaajo 3-dii sano ee lasoo dhaafay

Seddax sanadood ka hor bisha February 8, 2017 ayaa xildhibaanada Barlamaanka Federalka ku doorteen cod aqlabiyad leh madaxweynihii 9aad ee dalka Soomaaliya. Agaasimaha Machadka Daraasaadka ee Heritage Mudane Cabdirashiid Xaashii oo ka hadlayay doorashadaas ayaa ku sifeeyay in “Madaxweynaha cusub [Farmaajo] uu leeyahay shacbiyad aan ku saleysneyn qabiil amase musuqmaasuq” (Reuters 8/02/2017). Haddaba, maqaalkan wuxuu … Continue reading Akhriso: Guulaha iyo gebidhaca siyaasadda Farmaajo 3-dii sano ee lasoo dhaafay